Biden oo oo si weyn u kordhiyey tirada Qaxootiga Maraykanku qaato sanad walba

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa ku dhawaaqay in uu Afar-jibbaari doono tirada qaxootiga uu sannadkan Maraykanku aqbali doono in la keeno dalka. Madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump ayaa si weyn u dhimay dadka qaxootiga ah ee Maraykanku dib u dejinta u sameeyo, oo sanadkii ugu dambeeyey ahaa kaliya 15,000. Madaxweyne Biden ayaa haatan sheegay … Continue reading Biden oo oo si weyn u kordhiyey tirada Qaxootiga Maraykanku qaato sanad walba